Go to ...

OneChelsea.Net

Hoy'ga Taageerayasha Chelsea.

OneChelsea.Net on Google+OneChelsea.Net on YouTubeRSS Feed

March 29, 2017

Dhaawaca Eden Hazard, Qandaraaskii Moses Iyo Dhamaan Wax Kasta Oo Tababare Antonio Conte Kaga Hadlay Shirkiisii Jaraa’id Ee Galabta

Tababare Antonio Conte ayaa sidii caadada aheyd wuxuu goor dhaweyd soo hor fariistay saxaafada isaga oo ka hadlay hadalo dhinacyo badan taabanaya. Shirkan jaraa’id ee uu Conte galabta ka hadlayay ayaa ayaa ku beegan xilli ay maalinta isniinta Chelsea u safrayso isla magaalada London kooxda ka dhisan ee West Ham. Tababare Antonio Conte oo hadalkiisa

Wararka Maanta

Antonio Conte Iyo Eden Hazard Oo U Sharaxan Abaal Marinada Premier League Ee Bishii Fabraayo

Bishii Fabraayo ayaa soo idlaatay waxaana lasoo saaray macallimiinta iyo waliba xidigaha u sharaxan abaal marinada la bixiyo bil-laha ah ee la bixiyo bil kasta. Hadaba tababare Antonio Conte iyo Eden Hazard ayaa kasoo muuqday musharixiinta qaar kamid ah abaal marinada loogu talo galay bishaasi February. Macallinku isagu wuxuu u sharaxanyahay tababarihii ugu wanaagsanaa bishii

Sawiro: Maxay Ahaayeen Abaal Marinadii Xalay La Bixinayay Ee Ay Ku Guulaysteen Antonio Conte Iyo Xidigaha Chelsea

Macallinka kooxda Chelsea ee Antonio Conte, Burburiyaha Blues ee N’Golo Kante Iyo Halyeeyga Chelsea ee Super Frank Lampard ayaa dhamaantooda xalay waxaa la gudoonsiiyay abaal marino ay Bixinaysan London Football Awards. Macallinka reer Talyaani ayaa kooxda Chelsea taariikh u dhigay kadib markii uu noqday macallinka guulaha ugu badan oo xiriir ah la gaaray kooxda Chelsea

Tababare Antonio Conte Oo Liiska Xidigaha Uu Xagaaga Xiiseynayo Ku Darsaday Labo Xidig Oo Monaco U Ciyaara

Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa xidigaha bar tilmaameedka u ah ku darsaday labo xidig oo u ciyaara kooxda Monaco wuxuuna masuulku filayaa inuu lasoo wareegi karo xagaaga. Sida ay wararku sheegayaan xidigahaasi ayaa lagu kala magacaabaa Djibril Sidibe iyo Thomas Lemar waxeyna ku jirana safka hore ee Monaco. Labada xidigab waxay shumac u

Chelsea Oo Wada Hadal Kula Jirta Tababare Antonio Conte, Heshiis Cusub In Laga Saxiixo Ayaa La Rabaa

Wararka goor dhaweyd kasoo baxaya caasimada wadanka England ee London ayaa sheegaya inay kooxda Chelsea wada hadal kula jirto tababare Antonio Conte. Wada hadalkaasi ayaa ku aadan sidii qandaraas cusub looga saxiixi lahaa ruug cadaaga reer Talyaani. Qandaraaska cusub ee ay kooxda Chelsea usoo ban dhigayso Tababare Conte ayaa masuulka ka dhigi doona mid kamida

Chelsea Oo Soo Cusboonaysiisay Xiisaha Alex Sanchez, Costa Oo Dalab Ka Helaya CSL, Xaalada Cakiran Ee Michy Batshuay, Iyo Dhamaan Wararkii Xanta Suuqa Ee Maanta Laga Qoray Kooxda Chelsea

Maalin wanaagsan saaxiibayaal kusoo dhawaada xubin xiisa badan oo aan idiinku soo uruuriyay dhamaan wararkii suuqa xanta ee laga qoray naadiga Chelsea. Kooxda Chelsea Oo Laba Jibaartay Xiisaha Alexis Sanchez  Naadiga Chelsea ayaa soo cusboonaysiisay xiisihii ay u qabtay adeega xidiga heerka caalami ee kooxda Arsenal Alex Sanchez. Xidiga ayaa mustaqbalkiisa Emirates shaki la galinayaa

Muxuu Willian Ka Yiri Inuu Booskiisa Rasmiga Ah U Waayay Pedro Rodriguez?

Mashiinka kooxda Chelsea ee Willian Borges Da Silva ayaa ka hadlay arinta ku saabsan inuu booskiisa joogtada ah u waayo saaxiibkiisa Pedro wuxuuna xidigu shaaca ka qaaday inay guudha kooxdu muhiim tahay idla markaana ay qasab tahay in ugu yaraan 15 ciyaartoyd ay boosaska ku dagaalamaan. Wiilian ayaa xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay ahaa ninka kaliya

Wararka xanta suuqa

Xidig Ka Tirsan Naadiga Real Madrid Oo Go’aansaday Inuu Stamford Bridge Kasoo Dego, Xagaaga Ayuu Imaanayaa

Weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Alvaro Morata ayaa diyaar u ah inuu naadiga The Blues usoo wareego xagaagan isaga oo qeyb ka noqon doona ciidanka Antonio Conte ee xilli ciyaareedka danbe. Alvaro Morata ayaa kursiga keydka ee kooxda Real Madrid ku dhibtoonaya kadib markii ay kooxda reer Spain dib ugasoo iibsadeen kooxda reer Talyaani ee

Kooxda Chelsea Oo Bar Tilmaameed Ka Dhigatay Xidig Real Madrid U Ciyaara, Ma Ahan Morata!

Kooxda Chelsea ayaa lagusoo waramayaa inay bar tilmaameedkeeda koowaad ka dhigatay inay xagaaga lasoo wareegto xidiga kooxda Real Madrid ee Isco. Majallada The Sun ayaa sheegaysa inay The Blues la xiriirtay wakiilada xidigan si ay uga wada xaajoodaan suurta galnimada uu xidigan u imaan karo Stamford Bridge. Wararka ayaa intaasi kusii daraya inay sidoo kale

Halyeeyga Chelsea Ee Branslav Ivanovic Oo Wareysigiisa Koowaad Bixiyay Kadib Ku Biiritaankiisa Zenit

Halyeeyga kooxda Chelsea ee Branslav Ivanovic ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Zenit St Petersberg ee ka dhisan horyaalka wadanka Ruushka. Daafacan ayaa saacidihii ugu danbeysay u suuqa kala iibsigu soo xirmayay wuxuu si rasmi ah ugu biiray kooxda Zenit St Petersberg wuxuuna u saxiixay qandaraas labo sano iyo bar ah. Xidigan reer Serbia

Branslav Ivanovic Oo Ku Sugan Ruushka Si Uu Caafimaadka Ugu Maro Kooxda Zenith

Suqa kala iibsiga ciyaartoyda ee bishaan Janaayo ayaa caawa soo xirmaya waxaana inaga xiga kaliya saacado yar oo kooban inta laga xidhayo. Ruug cadaaga kooxda Chelsea ee Branslav Ivanovic ayaa beryahanba lala xiriirin inuu kooxda isaga tagayo wixuna u wareegayaa kooxda Zenith St Petersburg. Wararkii ugu danbeeyay ee kasoo baxa arimaha Ivanovic waxey sheegayaan in

Wararka Kooxaha Kale.

Chelsea oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Kooxda Swansea City Kadib Markii Ay Uga Badisay 3-1.

Waxaa goor dhaweyd ku soo dhamaatay garoonka Stamford Bridge ciyaar u dhaxaysay kooxaha Chelsea iyo Swansea City. Qeybtii Hore. Sidii la filaayey Chelsea waxay aheyd kooxda kubada inteeda badan maamulaysay halka Swansea isku dayeysay in aan wax gool ah laga dhalin wakhti hore ciyaarta. Waxaa aad ugu adkeyd The Blues in ay wax dul-duleel ah

Hordhaca Kulanka Chelsea iyo Swansea City oo Ku Dhexmari Doona Stamford Bridge.

Waxaa garoonka Stamford Bridge ku wada balansan kooxaha Chelsea iyo Swansea City oo wada ciyaari doona kulan ka tirsan Premier League-ga Ingiriiska. Swansea City.  Kooxdani waxay haatan ku jirta kaalinta 15-aad kala sareynta horyaalka iyaga oo leh 24 dhibcood. Tan iyo intii xilka tababarnimo kooxdani loo magacaabay Paul Clement waxay la soo baxeyn qaab ciyaareed fiican.

Thibaut Courtois oo Xanuunsan Ka Hor Kulanka Sabtida Ay Chelsea La Leedahay Swansea City.

Goolhaya koowaad Chelsea ee Thibaut Courtois ayaa lagu soo waramin in uu qabo calool xanuun. Wuxuu maalmihii u dambeeyey ku sugnaa gurigiisa. 24 jirkaan u dhashay dalka Belgium ayaa soo bandhigay xilli ciyaareedkani qaab ciyaareed fantastik ah taasi oo u sahashay inuu yahay goolhaya mararka ugu badan shabaqiisa ilaashay Premier League-ga xilli ciyaareedkani, (13 kulan).

Jose Mourinho oo Ka Hadlay Kulanka FA Cup-ka Ee U Dhaxeyn Doona Chelsea iyo Man United.

Sidaan horay idinku soo sheegay Chelsea waxay Quater Finalka FA Cup-ka ku soo dhaweyn doontaa garoonka Stamford Bridge kooxda Manchester United bilowga bisha soo socota. Tababarihii hore Chelsea haatana leeliya kooxda Man United ee Jose Mourinho ayaa ka hadlay mar wax laga weydiiyey sida uu arko kulankaani. Wuxuu carabka ku dhuftay in FA Cup-ka muhiim